|
Yugandha, UN-ka, Midowga Yurub iyo Mareykanka oo ka wada hadlaya arrimaha Somaliya. |
|
Written by madka
|
|
Tuesday, 05 October 2010 |
|
Masuuliyiin dhinaca amaanka ah oo ka kala socda Ururka Midowga Yurub, Qaramada Midoobay iyo Maraykanka ayaa lagu wadaa in kulamo looga hadlayo xaalada wadanka Soomaaliya ay la qaataan madaxweynaha wadanka Uganda Yuweri Musafani. |
|
Read more...
|
|
|
Faah-faahin Dagaal Muqdisho ka dhacay. |
|
Written by madka
|
|
Tuesday, 05 October 2010 |
|
Israsaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Xarakada Al Shabaab maanta waxaa ay ku dhexmartay xaafado ka mid ah degmada Hodon ee gobolka Banaadir |
|
Read more...
|
|
|
Barakacayaal ka Banaan baxay Xisbul Islaam. |
|
Written by madka
|
|
Tuesday, 05 October 2010 |
|
Qoysas Barakacayaal ah oo aad u caraysan ayaa banaanbax ay kaga cabanayaan barakicin ay sheegeen inay ku hayaan Ciidamo ka tirsan Ururka xisbul Islaam waxaa ay ka dhigeen deegaanka Carbiska ee duleedka Muqdisho.
|
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 Next > End >>
|
| Results 1 - 4 of 14 |